Wednesday, January 16th, 2019

Dhageyso Heesta “O Priya O Priya” ee Salman Khan iyo Rani Mukerji oo Soomaali u turjuman

Published on September 6, 2015 by   ·   21 Comments

O priya

06/09/2015 – Iyadoo dhawaan aan idiin soo gudbin doonno qoraalka heesta oo turjuman waxaan marka hore aqristayaasheenna u soo gudbinaynaa heesta Turjuman ee hindiga oo dhageysi ah walibana lagu turjumayo afka Soomaaliga.

Heesta miiska inoo saaran ee aan turjumaadeeda soo gudbin doono maanta waa heesta “O Priya O Priya” oo ku jirta filimka ay wadaan Salman Khan iyo Rani Mukerji ee Kahin Pyar Na Ho Jaaye, waxaana uu soo baxay filimkan 17 bishii November sanadkii  2000.

Muusiga heesaha filimkan waxaa garacaya Himesh Reshammiya, iyadoo ay jilista heestan leeyihiin aktarrada Salman Khan, Rani Mukerji iyo saaxiibo kale oo uu ka mid yahay Jackie Shroff, waxaana ku luqeynaya oo codadka iska leh heesaayaasha caanka ah ee Alka Yagnik, Kumar Sanu, Nitin Mukesh, iyo Kamaal Khan.

Dhageyso heesta oo turjuman kaddibna daawo muuqaalkeeda, waxaa soo jeedinaya Maxamed Qadar Ibraahim Daahir.

Dhageyso Heesta “O Priya O Priya” oo Soomaali u turjuman:-

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

12-ka  Janaayo 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

5-ta Janaayo- 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

29-ka December-ka 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

22-ka December-ka 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

15-ka December-ka 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

8-da December-ka 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

1-da December-ka 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

24-ka November 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

17- November 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

10- November 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

3-da November 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

27 october-ka 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

20 october-ka 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

13-ka 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool guud ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

6-da October 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++