Wednesday, August 23rd, 2017

Aishwarya Rai Bachchan oo ka heesi doonta xafladda lagu furayo horyaalka Hindiya

Published on October 1, 2015 by   ·   14 Comments

aishwarya-rai-bachchan_640x480_81443607755

01/10/2015 – Atariishada Aishwarya Rai Bachchan oo muddo kaddib filim jilista oo ay ku soo laabtay keeneysa filimka Jazbaa ayaa ka heesi doonta xafladda firitaanka horyaalka Hindiya ee Indian Super League (ISL), taasoo lagu qaban doono Chennai 03 bishan October, waxaana ay ka qaadi doontaa heeseheeda ay caanka ku tahay.

“Iyadu waxay oofin doontaa ballanta ka qeyb galka xafladda furitaanka tartanka kubadda cagta horyaaalka Hindiya ee loo soo gaabiyo ISL, taasoo qabsoomaysa 3 October, waxaana qarow ah inay halkaas ka heesi doonto” ayuu IANS u sheegay afhayeenka Aishwarya.

Atariishada ayaa halkaas waxaa ay ka qaadi doontaa dhacdadaas heesaheeda hit-ka noqday sida Crazy Kiya Re, Dola Re Dole iyo Zor Ka Jhatka, waxaana xusid mudan in Aishwarya saygeeda Abhishek Bachchan uu koox ku leeyahay kooxaha ka qeyb galaya horyaalka Hindiya ee ISL, waxaana kooxda la yiraahdo Chennaiyin FC.

Waxaa horyaalka kubadda cagta Hindiya lagu furi doonaa labada kooxood ee Kolkata iyo Chennai.

Aishwarya ayaana la soo warinayaa inay ogolaatay inay ka heesto munaasabadda furitaanka horyaalka Hindiya.

Kulanka furitaanka horyaalka kubadda cagta Hindiya ayaa waxa uu ka dhici doonaa garoonka Jawaharlal Nehru ee ku yaala Chennai.

Heesaha ay meesha ka qaadi doonto qaarkood halkaan hoose ka daawo:-

WARARKA HINDIGA

Ma Ogtahay Aktarada Caanka ah ee Saif Ali Khan iyo Manisha Koirala in dhalasho wadaag Yihiin+sawiro

16/8/2017 Labada Aktar caanka ah ee Bollywoodka India ee Manisha Koirala iyo Saif Ali Khan ayaa maanta u kala ...

Aktarka caanka ah ee Amadi oo u dabaaldagaya Dhalashadiisa,Ma ogtahay in qalin wareejin uu ku soo galay Filimada iyo Taariikho kale ka bogo

14/8/2017 Jilaaga caanka ah ee  Johnny Lever ayaa u dabaaldagaya isbuuca dhalashadiisa oo waxaa uu Aktarka noqday 60-sano jir.   Johnny ...

Fardeen Khan oo Filimada dib ugu soo laabanaya,xili war farxad uu la wadaagay taageerayaashiisa

12/8/2017 Jilaaga caanka ah ee Fardeen Khan iyo xaaskiisa Natasha Madhavani ayaa u dabaaldagaya canugoodii labaad oo dunida ku ...

Aamir Khan iyo Xaaskiisa Kiran Rao oo uu ku dhacay Hargabka Doonfaarka

08/7/2017 Aktarka caanka ah ee Aamir Khan iyo Xaaskiisa Kiran Rao ayaa la soo warinayaa inuu ku dhacay hargabka ...

Salman Khan iyo Aktaro badan oo lagu soo eedeeyay ineysan ka qeybgalin Aaska Jilaaga Inder Kumar

30/7/2017 Aktarada Bollywoodka ayaa lagu eedeeyay iney ka qeybgali waayeen Duugta Aktarka weyn ee Inder Kumar oo geeriyooday Jimcihii.   Aktarkan ...

Aktarka caanka ah ee Sanjay Dutt oo Xabsiga meel aan aheyn ku dabaaldagay markan

29/07/2017 Jilaaga caanka ah ee Sanjay Dutt ayaa isbuucaan u dabaaldagay dhalashadiisa oo waxaa uu noqday 58 jir.   Dhowr jeer ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

29/07/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Aktar caan ah oo ay Soomaalida taqaan oo maanta Jimco ah geeriyooday

28/07/2017 Jilaaga caanka ah ee ay Soomaalida u garanayaan Suuriyaa balse magaciisa uu yahay Inder Kumar.   Saakay oo Jimco ah ...

Daawo Boorsamiintada Filimka Poster Boys ee ay wadaan walaalaha Sunny Deol iyo Bobby Deol

24/7/2017 Boorsamiintada Filimka Aktarada walaalaha wada dhashay ay wadaan ee Sunny Deol iyo Bobby Deol ayaa shaaca laga qaaday. Filimkan ...

Boorsamiintada Filimka Shah Rukh Khan ee Jab Harry Met Sejal oo la shaaciyay+Video

23/7/2017 Boorsamiintada Filimka uu soo wado jilaaga caanka ah ee Shah Rukh Khan ayaa daaha laga qaaday. SRK waxaa Filimkan ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

22/07/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Hrithik Roshan oo u dabaaldagaya 11-sano kadib Filimkiisii Krrish

24/6/2017 Hrithik Roshan ayaa u dabaaldagaya sanad guuradii 11-aad ee ka soo wareegatay markii uu soo baxay Filimkiisii Krrish ...

Maanta oo jimco ah Hindiya oo uu ka soo baxay Filimka Allu Arjun ee DJ

23/6/2017 Maanta waxaa soo baxay Filimka Allu Arjun ee magaciisa yahay  Duvvada Jagannadham. Allu Arjun waa Aktarada loogu jecelyahay Filimada ...

Guud ahaan Muuqaalada Heesaha ku jira Filimka Salman Khan uu soo wado Ciida oo la shaaciyay

22/6/2017 Dhamaan Muuqaalada Shanta hees ee ku jirta Filimka Salman Khan uu soo wado ee Tubelight ayaa shaaca laga ...

Daawo Hees Cusub oo laga soo saaray Filimka Shah Rukh Khan ee Jab Harry Met Sejal

22/6/2017 Hees Cusub ayaa laga soo saaray Filimka uu wado Aktarka weyn ee Shah Rukh Khan,waxaana Filimkaas lagu magacaabaa ...