Friday, June 22nd, 2018

Dhageyso Heesta “Mubarak Mubarak” ee Abhishek Bachchan iyo Akshay Kumar oo Soomaali u turjuman

Published on October 4, 2015 by   ·   11 Comments

04/10/2015 – Iyadoo dhawaan aan idiin soo gudbin doonno qoraalka heesta oo turjuman waxaan marka hore aqristayaasheenna u soo gudbinaynaa heesta Turjuman ee hindiga oo dhageysi ah walibana lagu turjumayo afka Soomaaliga.

Heesta miiska inoo saaran ee aan turjumaadeeda soo gudbin doono maanta waa heesta “Mubarak Mubarak” oo ku jirta filimka ay wadaan Akshay Kumar, Abhishek Bachchan iyo Karisma Kapoor ee Haan Maine Bhi Pyaar Kiya, waxaana uu soo baxay filimkan 15 bishii Febraayo sanadkii  2002.

Muusiga heesaha filimkan waxaa garacaya Nadeem-Shravan, iyadoo ay jilista heestan leeyihiin aktarrada Akshay Kumar, Abhishek Bachchan iyo Karisma Kapoor, waxaana ku luqeynaya oo codka iska leh heesaaga caanka ah ee Udit Narayan.

Dhageyso heesta oo turjuman kaddibna daawo muuqaalkeeda, waxaa soo jeedinaya Maxamed Qadar Ibraahim Daahir.

Dhageyso Heesta “Mubarak Mubarak” oo Soomaali u turjuman:-

haan-maine-bhi-pyaar-kiya-2002-538

WARARKA HINDIGA

Hal heyska Maxamad Qadar ee Cimaamad ku tuur oo Qaatay 2018 iskuulada Muqdisho

9-ka Jun 2018

Waalaahi waan Ilmeeyay ilaahow janada geli,,Aduunyo waa beenaaley oo Cimaamad malahan

31-ka May 2018

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

12-ka May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

5-ta May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

7-da April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Ilmihii mucjisada ahaa iyo Magaaladii duuleysay,Layaabkii Somalia ka dhacay Isbuuc gudihii

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

31-ka Maarso Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Filimka Cusub ee Tiger Shroff oo Maanta soo baxay+Video

Maanta oo Jimco ah waxaa soo baxay Filimka Hindiga ee uu wado Aktarka Akshinka looga Yaaban yahay haatan ...

Daawo Wiilasha iyo Gabdhaha isku shukaansada Telefoonada oo loo digayo(Layaabka Dunida iyo Hindiga)

30-ka Maarso

Akshey Kumar oo Tilmaamay Aktarka ah saaxibkiisa dhabta ah uu ku dhaarto

Akshay Kumar ayaa Isbuucaan Taageerayaashiisa Twiterka la wadaagay Saaxibkiisa uusan marna ilaaweyn. Akshay Kumar ayaa muujiyay Sunil Shety inuu ...

Daawo Boorsamiintada Filimka Cali dheere iyo Rishi Kapoor oo la soo saaray

Ugu dambeyn waa lasoo saaray Boorsamiintada Filimka labada halyey ee Bollywoodka India ay wadaan ee Amitabh Bachchan iyo ...

Kaartada Filimka Race 3 ee Salman Khan oo la soo saaray

Ugu dambeyn waxaa la soo saaray Kaartada Filimka Race 3 uu Salman Khan hogaaminayo. Filimkan oo labo qeyb hore ...

Waa Maxay Balwada uu leeyahay Aamir Khan uuna iska Gooyi la’yahay

Aktarka Muslimka ah ee Aamir Khan ayaa ku dhiban inuu iska Gooyo Sigaar Cabida oo caado u noqotay ...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++