Friday, October 20th, 2017

Aqriso qoraalka Heesta “Mubarak Mubarak” ee Abhishek Bachchan iyo Akshay Kumar oo Soomaali u turjuman

Published on October 10, 2015 by   ·   19 Comments

10/10/2015 – Iyadoo dhawaan aan horay idin kugu soo gudbinay maqalka heestan oo af-soomaali ku turjuman ayaan haddana aqristayaasheenna u soo gudbinaynaa heestan  “Mubarak Mubarak” oo qoran oo lagu turjumay afka Soomaaliga.

Heesta miiska inoo saaran ee aan turjumaadeeda soo gudbin doono maanta waa heesta “Mubarak Mubarak” oo ku jirta filimka ay wadaan Akshay Kumar, Abhishek Bachchan iyo Karisma Kapoor ee Haan Maine Bhi Pyaar Kiya, waxaana uu soo baxay filimkan 15 bishii Febraayo sanadkii  2002.

Muusiga heesaha filimkan waxaa garacaya Nadeem-Shravan, iyadoo ay jilista heestan leeyihiin aktarrada Akshay Kumar, Abhishek Bachchan iyo Karisma Kapoor, waxaana ku luqeynaya oo codka iska leh heesaaga caanka ah ee Udit Narayan.

Haddaba halkaan hoose ka aqriso heestan oo mireheeda lagu qoray af-soomaali, kaddibna daawo muuqaalkeeda:-

haan-maine-bhi-pyaar-kiya-2002-538

HOORISKA HEESTA

Mubaarak mubaarak mubaarak mubaarak

Hambal, hambalyo, hambalyo

MIRAHA KOOWAAD

Mubaarak ho tumko yeh shaadi tumhaari

Waxaan kugu hambalyeynayaa guurkaaga 2 jeer

Sada khush raho tum dua hai hamaari

Inaad farxad ku noolaato waligaa taas waa duca kaaga imaaneysa qalbigeyga

Tumhaare kadam choome yeh duniya saari – 2

In adduunka uu lugahaaga uu yimaado

Sada khush raho tum dua hai hamaari

Kuna noolaato farxad taas waa ducadeyda

Mubaarak ho tumko yeh shaadi tumhaari

Waxaan kuugu hambalyeynayaa guurkaaga

Sada khush raho tum dua hai hamaari

Kuna noolaato farxad taas waa ducadeyda

MIRAHA LABAAD

Tumhaare liye hai bahaaron ke mausam

Kani waa xilligaagii

Na aaye kabhi zindagi mein koi gham

Marnaba mala’ kulmi doontid wax dhibaato ah nolaashaada

Hamaara hai kya yaar hum hai deewane

Waa maxay saaxiibkeygiyoow, waan waashay

Hamaari tadap to koi bhi na jaane

Dhibteyda cidna ma ogo oo ma dareemi karaan

Mile na tumhe ishq mein beqaraari – 2 jeer

Oo miyuusan xanuunka jaceylka ku gaarin

Sada khush raho tum dua hai hamaari

Inaad farxad ku noolaato waligaa taas waa duca kaaga imaaneysa qalbigeyga

Mubaarak ho tumko yeh shaadi tumhaari – 2

Waxaan kugu hambalyeynayaa guurkaaga

Sada khush raho tum dua hai hamaari

Inaad farxad ku noolaato waligaa taas waa duca kaaga imaaneysa qalbigeyga

MIRAHA SEDEDXAAD

Aa aa aa aa, aa aa aa, aa aa aa aa – 2 jeer

Ke janmon ke rishte nahin tode jaate

Marnaba ma burburo xiriirka soo jireenka ah

Safar mein nahin hamsafar chhode jaate

Safarka saaxiibadeydayda marna ma tagin

Na rasm-o-riwaajon ko tum bhool jaana

ha ilaawin dhaqanka iyo Ballamihii

Jo li hai kasam to isse tum nibhaana

Waa inaad addeecdaa nidarkii aad gashay

Ke humne to tanha umar hai guzaari – 2

Waxaan nolasha ku ahay kali

Sada khush raho tum dua hai hamaari

Inaad farxad ku noolaato waa ducadeyda

Tumhaare kadam choome yeh duniya saari – 2

In adduunka cagahaada hoostooda uu yimaado

Sada khush raho tum dua hai hamaari

Kuna noolaato farxad waa duco aniga xageyga kaaga timid

Mubaarak ho tumko yeh shaadi tumhaari

Waxaan kugu hambalyeynayaa guurkaaga

Sada khush raho tum dua hai hamaari

Inaad farxad ku noolaato waa duco kaaga imaanaysa qalbigayga

Jaa maine bhi pyaar kiya hai

Eeg , anigaba jaceyl ayaan kuu qaaday

Haan maine bhi pyaar kiya hai – 3

Hhaa, anigaba jaceyl ayaan kuu qabaa

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

23-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Maanta oo uu soo baxay Filimka Judwaa 2,iyo Salman khan oo kasoo muuqanaya

29-ka September Maanta oo Jimco ah waxaa Shineemooyinka India laga sii deeyay Filimka uu wado Varun Dhawan oo ku ...

Salman Khan oo talo siiyay Aktarka Filimkiisii Judwaa soo cusbooneysiinaya

26-ka September Jilaaga Da’yar ee Varun Dhawan ayaa markii ugu horeysay xirfadiisa waxaa uu ku jilayaa labo Mataana ah. Qeybta ...

Muuqaal Xiiso leh oo ay Sameeyeen Salman Khan iyo Varun Dhawaan oo ku saabsan Filimka Judwaa 2+viedo

  23/9/2017 Muuqaal kooban ayaa laga soo saaray Filimka Judwaa 2 oo uu wado Aktarka hada aadka loo xiiseeyo ee ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

23-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Tiger Shroff oo iska bareejeynaya Doorkii Aktarada Aamir Khan iyo Salman Khan

19-ka SeptemberTiger Shroff  ayaa lagu wadaa inuu madaxiisa Xiiro Filimka soo socda ee uu soo wado kaas oo ...

Labo Kamid ah Aktarada Filimada Teluguga ugu caansan oo Filimadooda ku tartami doona..NTR vs Mahesh Babu

18-ka September Jilaaga caanka ah Jai Lava Kusa ee loo soo gaabiyo magaciisa NTR ayaa sheegay inuusan wax wal ...

Shah Rukh Khan oo wali ka horeeya dhanka Taageerada Amir Khan iyo Salman Khan balse Ninbuu gaari la’yahay

16-ka September Shah Rukh Khan ayaa u dabaaldagay taageerayaashiisa Barta Twitterka oo gaaray 28 Milyan,waxaana uu ku dhowyahay inuu ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

16-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Muuqaal Cusub iyo Filimka Sanjey Dutt Bhoomi,Xili uu Duty la tartami doono Filimka Gabadha Shakti Kapoor

 14-ka September Muuqaalka Hees Cusub oo ku jirta Filimka uu soo wado Sanjey Dutt ayaa daaha laga qaaday. Filimkan waa ...

Salman Khan oo Taageerayaashiisa xiiso weyn ku abuuray,kadib Filimkiisa Cusub ee Tiger Zinda Hai+Sawiro

13-ka September Salman Khan ayaa taageerayaashisa ka dhigaya,iney sugi waayaan Filimka uu soo wado haatan ee Tiger Zinda Hai. Sababtoo ...

Labo Salman Khan iyo 1997 iska ilow,lasoco Labo Varun Dhawan iyo sanadka 2017+Video

13-ka September Muuqaal kooban oo hordhac ah ayaa laga soo saaray heeska Aa Toh Sahi ee ku jirta Filimka ...

Daawo Boorsamiintada Filimka uu soo wado Jilaaga weyn ee NTR…Suny Doalka Teluguga

11-ka September Jilaaga aadka looga daba dhacay ee Fimilada Tamilka ee magaciisa uu yahay Nandamuri Taraka Rama Rao ...