Wednesday, August 23rd, 2017

Akhriso qoraalka Heeska AJay Devgn ee Filimkii Diljale Mera mulk mera desh mera yeh watan oo Turjuman

Published on November 8, 2015 by   ·   13 Comments

maxresdefault (1)

08/11/2015 Maanta waxaan u jaleeceynaa heesaha Turjuman ee Qoraalka India,waxaana soo qaadaneynaa hees ku jiray Filimkii Diljale ee Ajay Devgan.

Heeskan waxaa la yiraahdaa Mera mulk mera desh mera yeh watan,waana hees wadaniyad.

Seddex qeybood ayey miraha heeska ka koobnaan doonaan ,luqada hindiga iyo fasiraadeeda,ka bogo Halkan

MIRAHA KOOWAAD

Mera mulk mera desh mera yeh watan

Magaaladeyda,dalkeyga

Shanti ka unnati ka pyaar ka chaman

Waa calaamada nabada iyo barwaaqada

Is ke vaaste nisaar hai mera tan mera man

Waan u huri karaa nolasheyda dalkan

Aye watan aye watan aye watan

Dalkeygiyow,

Jaaneman jaaneman jaaneman

Daljirkeygiyow

Canugu ayaa ku celinaya intii oo kale

MIRAHA LABAAD

Apne is chaman ko swarg hum banayenge

Waxaan ka dhigeynaa dalkan  barwaaqo waana qurxin doonaa

Kona kona apne desh ka sajayenge

Geeska waliba oo dalkeena waalaga dabaldagi doonaa

Jashn hoga zindagi ka honge sab magan

Qof walibana siweyn ayuu u jalboon doonaa

Honge sab magan

Qof walibana wuu jalboon doonaa ama qushuuci doonaa

Is ke vaaste nisaar hai mera tan mera man

Waan u huri karaa nolasheyda dalkan

Aye watan aye watan aye watan

Dalkeygiyow,

Jaaneman jaaneman jaaneman

Qaaligeygiyow

QEYBTAN DHEXE SI GAAR AH U EEK

Mudaaharaad ayaa ka dhacaya koleejka ,waa uu tagaya isagoo muujinaya wadaniyadnimadiisa

Waxaana ay dhahayaan dadka mudaharaadaya hadalo ay kamid yihiin ha dhaco raja ja sighn

Joojiya fowdadan I dhageysta ayuu maamulka koleedka mid kamid ah ku leeyahay waxaana ay ugu jawaabayaan,ma maqleyno wax waliba,oofiya codsigeena

Muxuu dalkaan iyo koleejkaan uu nasiiyay anaga ayey leeyihiin,calaankaas bixiya ee dhulka ku tuura,kadib Ajay ayaa soo galayo oo qabanaya calankii inta uusan dhicin waxaana uu leeyahay.

MIRAHA SEDDEXAAD

Ugu dambeyn

Mera mulk mera desh mera yeh watan

Magaaladeyda,dalkeyga

Shanti ka unnati ka pyaar ka chaman

Waa calaamada nabada iyo barwaaqada

Mera mulk mera desh mera yeh watan

Magaaladeyda,dalkeyga

Shanti ka unnati ka pyaar ka chaman

Waa calaamada nabada iyo barwaaqada

Is ke vaaste nisaar hai mera tan mera man

Waan u huri karaa nolasheyda dalkan

Aye watan aye watan aye watan

Dalkeygiyow,

Jaaneman jaaneman jaaneman

Daljirkeygiyow

Daawo Heeska aan turjumeyno

W/D Maxamed Khadar Ibraahim Daahir

WARARKA HINDIGA

Ma Ogtahay Aktarada Caanka ah ee Saif Ali Khan iyo Manisha Koirala in dhalasho wadaag Yihiin+sawiro

16/8/2017 Labada Aktar caanka ah ee Bollywoodka India ee Manisha Koirala iyo Saif Ali Khan ayaa maanta u kala ...

Aktarka caanka ah ee Amadi oo u dabaaldagaya Dhalashadiisa,Ma ogtahay in qalin wareejin uu ku soo galay Filimada iyo Taariikho kale ka bogo

14/8/2017 Jilaaga caanka ah ee  Johnny Lever ayaa u dabaaldagaya isbuuca dhalashadiisa oo waxaa uu Aktarka noqday 60-sano jir.   Johnny ...

Fardeen Khan oo Filimada dib ugu soo laabanaya,xili war farxad uu la wadaagay taageerayaashiisa

12/8/2017 Jilaaga caanka ah ee Fardeen Khan iyo xaaskiisa Natasha Madhavani ayaa u dabaaldagaya canugoodii labaad oo dunida ku ...

Aamir Khan iyo Xaaskiisa Kiran Rao oo uu ku dhacay Hargabka Doonfaarka

08/7/2017 Aktarka caanka ah ee Aamir Khan iyo Xaaskiisa Kiran Rao ayaa la soo warinayaa inuu ku dhacay hargabka ...

Salman Khan iyo Aktaro badan oo lagu soo eedeeyay ineysan ka qeybgalin Aaska Jilaaga Inder Kumar

30/7/2017 Aktarada Bollywoodka ayaa lagu eedeeyay iney ka qeybgali waayeen Duugta Aktarka weyn ee Inder Kumar oo geeriyooday Jimcihii.   Aktarkan ...

Aktarka caanka ah ee Sanjay Dutt oo Xabsiga meel aan aheyn ku dabaaldagay markan

29/07/2017 Jilaaga caanka ah ee Sanjay Dutt ayaa isbuucaan u dabaaldagay dhalashadiisa oo waxaa uu noqday 58 jir.   Dhowr jeer ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

29/07/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Aktar caan ah oo ay Soomaalida taqaan oo maanta Jimco ah geeriyooday

28/07/2017 Jilaaga caanka ah ee ay Soomaalida u garanayaan Suuriyaa balse magaciisa uu yahay Inder Kumar.   Saakay oo Jimco ah ...

Daawo Boorsamiintada Filimka Poster Boys ee ay wadaan walaalaha Sunny Deol iyo Bobby Deol

24/7/2017 Boorsamiintada Filimka Aktarada walaalaha wada dhashay ay wadaan ee Sunny Deol iyo Bobby Deol ayaa shaaca laga qaaday. Filimkan ...

Boorsamiintada Filimka Shah Rukh Khan ee Jab Harry Met Sejal oo la shaaciyay+Video

23/7/2017 Boorsamiintada Filimka uu soo wado jilaaga caanka ah ee Shah Rukh Khan ayaa daaha laga qaaday. SRK waxaa Filimkan ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

22/07/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Hrithik Roshan oo u dabaaldagaya 11-sano kadib Filimkiisii Krrish

24/6/2017 Hrithik Roshan ayaa u dabaaldagaya sanad guuradii 11-aad ee ka soo wareegatay markii uu soo baxay Filimkiisii Krrish ...

Maanta oo jimco ah Hindiya oo uu ka soo baxay Filimka Allu Arjun ee DJ

23/6/2017 Maanta waxaa soo baxay Filimka Allu Arjun ee magaciisa yahay  Duvvada Jagannadham. Allu Arjun waa Aktarada loogu jecelyahay Filimada ...

Guud ahaan Muuqaalada Heesaha ku jira Filimka Salman Khan uu soo wado Ciida oo la shaaciyay

22/6/2017 Dhamaan Muuqaalada Shanta hees ee ku jirta Filimka Salman Khan uu soo wado ee Tubelight ayaa shaaca laga ...

Daawo Hees Cusub oo laga soo saaray Filimka Shah Rukh Khan ee Jab Harry Met Sejal

22/6/2017 Hees Cusub ayaa laga soo saaray Filimka uu wado Aktarka weyn ee Shah Rukh Khan,waxaana Filimkaas lagu magacaabaa ...