Thursday, July 19th, 2018

Akshay Kumar,Shah Rukh Khan iyo Salman Khan oo kaalin fiican ka galay Aktarada dunida ugu mushaarka badan

Published on August 27, 2016 by   ·   2 Comments

27/8/2016 Qaar kamid ah Aktarada Bollywoodka ayaa kamid noqday liiska Aktarada ugu mushaarka badan Adduunka.

Qiimeyn ay soo saartay majalada Forbes ayaa lagu arkay iney meel fiican ka joogaan Aktarada Bollywoodka 20-ka Aktar ugu mushaarka badan Adduunka.

Shah Rukh Khan oo ah Aktarka ugu mushaarka badan India ayaa kaalinta 8 aad kasoo galay khiimeyntan halka Akshay Kumar uu 10 aad soo galay.

shah-rukh-akshay-salman_640x480_61472135694

Salman Khan ayaa kaalinta 14 aad galay halka Amitabh Bachchan uu booska 18 aad galay.

Guud ahaan waa kuwan 20-ka Aktar ee dunida ugu mushaarka badan.

#1 Dwayne Johnson – $64.5 Million
#2 Jackie Chan – $61 Million
#3 Matt Damon – $55 Million
#4 Tom Cruise – $53 Million
#5 Johnny Depp – $48 Million
#6 Ben Affleck – $43 Million
#7 Vin Diesel – $35 Million
#8 Shah Rukh Khan – $33 Million
#8 Robert Downey Jr – $33 Million
#10 Akshay Kumar – $31.5 Million
#10 Brad Pitt – $31.5 Million
#12 Adam Sandler -$30 Million
#12 Mark Wahlberg – $30 Million
#14 Salman Khan – $28.5 Million
#15 Leonardo DiCaprio – $27 Million
#16 Chris Pratt = $26 Million
#17 Will Smith – $25 Million
#18 Amitabh Bachchan – $20.5 Million
#19 Matthew McConaughey – $18 Million
#20 Harrison Ford – $15 Million

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Daawo Qadar iyo Isbar bardhiga Messi iyo Ronaldo Cida fiican kulumada waa weyn,waala kala baxaa Maanta

24-ka June 2018

Hal heyska Maxamad Qadar ee Cimaamad ku tuur oo Qaatay 2018 iskuulada Muqdisho

9-ka Jun 2018

Waalaahi waan Ilmeeyay ilaahow janada geli,,Aduunyo waa beenaaley oo Cimaamad malahan

31-ka May 2018

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

12-ka May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

5-ta May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

7-da April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Ilmihii mucjisada ahaa iyo Magaaladii duuleysay,Layaabkii Somalia ka dhacay Isbuuc gudihii

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

31-ka Maarso Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Filimka Cusub ee Tiger Shroff oo Maanta soo baxay+Video

Maanta oo Jimco ah waxaa soo baxay Filimka Hindiga ee uu wado Aktarka Akshinka looga Yaaban yahay haatan ...

Daawo Wiilasha iyo Gabdhaha isku shukaansada Telefoonada oo loo digayo(Layaabka Dunida iyo Hindiga)

30-ka Maarso

Akshey Kumar oo Tilmaamay Aktarka ah saaxibkiisa dhabta ah uu ku dhaarto

Akshay Kumar ayaa Isbuucaan Taageerayaashiisa Twiterka la wadaagay Saaxibkiisa uusan marna ilaaweyn. Akshay Kumar ayaa muujiyay Sunil Shety inuu ...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++