Sunday, October 22nd, 2017

Will Smith oo ka qeybgalay Xaflada Akshay Kumar uu guushiisa u sameystay

Published on August 29, 2016 by   ·   No Comments

29/8/2016 Aktarka Filimada Mareykankan ee Hollywoodka Will Smith ayaa ka qeybgalay Xaflad uu qabsaday Akshay kumar kadib guusha Filimkiisa cusbaa ee Rustom.

Xaflada ayaa ka dhacday guriga Akshay Kumar ee ku yaala magaalada Mumbia.

Sidoo kale waxaa Xaflada ka soo qeygalay Aktaro kale oo Bollywoodka India kamid ah sida Sonakshi Sinha, Varun Dhawan iyo Arjun.

Laakiin Akshay kumar qiimo weyn ayey ugu fadhisay Will Smith inuu ka soo qeybgalo xafladiisa waxaana la arkayay iyagoo kaftamaya inta ay xaflada socotay.

akshay-will-759 akshay-kumar-7595

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

23-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Maanta oo uu soo baxay Filimka Judwaa 2,iyo Salman khan oo kasoo muuqanaya

29-ka September Maanta oo Jimco ah waxaa Shineemooyinka India laga sii deeyay Filimka uu wado Varun Dhawan oo ku ...

Salman Khan oo talo siiyay Aktarka Filimkiisii Judwaa soo cusbooneysiinaya

26-ka September Jilaaga Da’yar ee Varun Dhawan ayaa markii ugu horeysay xirfadiisa waxaa uu ku jilayaa labo Mataana ah. Qeybta ...

Muuqaal Xiiso leh oo ay Sameeyeen Salman Khan iyo Varun Dhawaan oo ku saabsan Filimka Judwaa 2+viedo

  23/9/2017 Muuqaal kooban ayaa laga soo saaray Filimka Judwaa 2 oo uu wado Aktarka hada aadka loo xiiseeyo ee ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

23-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Tiger Shroff oo iska bareejeynaya Doorkii Aktarada Aamir Khan iyo Salman Khan

19-ka SeptemberTiger Shroff  ayaa lagu wadaa inuu madaxiisa Xiiro Filimka soo socda ee uu soo wado kaas oo ...

Labo Kamid ah Aktarada Filimada Teluguga ugu caansan oo Filimadooda ku tartami doona..NTR vs Mahesh Babu

18-ka September Jilaaga caanka ah Jai Lava Kusa ee loo soo gaabiyo magaciisa NTR ayaa sheegay inuusan wax wal ...

Shah Rukh Khan oo wali ka horeeya dhanka Taageerada Amir Khan iyo Salman Khan balse Ninbuu gaari la’yahay

16-ka September Shah Rukh Khan ayaa u dabaaldagay taageerayaashiisa Barta Twitterka oo gaaray 28 Milyan,waxaana uu ku dhowyahay inuu ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

16-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Muuqaal Cusub iyo Filimka Sanjey Dutt Bhoomi,Xili uu Duty la tartami doono Filimka Gabadha Shakti Kapoor

 14-ka September Muuqaalka Hees Cusub oo ku jirta Filimka uu soo wado Sanjey Dutt ayaa daaha laga qaaday. Filimkan waa ...

Salman Khan oo Taageerayaashiisa xiiso weyn ku abuuray,kadib Filimkiisa Cusub ee Tiger Zinda Hai+Sawiro

13-ka September Salman Khan ayaa taageerayaashisa ka dhigaya,iney sugi waayaan Filimka uu soo wado haatan ee Tiger Zinda Hai. Sababtoo ...

Labo Salman Khan iyo 1997 iska ilow,lasoco Labo Varun Dhawan iyo sanadka 2017+Video

13-ka September Muuqaal kooban oo hordhac ah ayaa laga soo saaray heeska Aa Toh Sahi ee ku jirta Filimka ...