Thursday, July 19th, 2018

Akshay Kumar oo maanta dhalashadiisa u dabaaldagaya iyo Taariikhdiisa

Published on September 9, 2016 by   ·   2 Comments

9/9/2016 Maanta waa maalin qiimo weyn ugu fadhisa Aktarka caanka ah ee Akshay Kumar maadaama uu u dabaaldagayo dhalashadiisa.

AKshay kumar ayaa maanta noqday 49 sano jir,waxaana uu sanad ka dambeeyaa Shah Rukh Khan iyo Salman Khan oo iyagana oo 50 jiro ah balse 51 jiro noqonaya inta uusan isaga 50 jir noqon.

Labo sano ayuu sidoo kale ka yaryahay Aamir Khan oo 51 sano jir ah.

Mudooyinkii ugu dambeeyay Akshay Kumar waxaa uu keenayay Filimo cajiib ah kuwaas oo Box Office-ka dhaqaalo badan ka soo xareeyay,xitaa waxaa laleeyahay Akshay Kumar waxaa uu u socdaa darajada Boqorka cusub ee Bollywoodka.

akshay-kumar-birthday

Akshay kumar ayaa caan ku noqday Filimada Akshinada sida “Khiladiyada oo qeybo badan uu ka keenay,sidoo kale Filimada uu ku soo shacbaxay waxaa kamid ah Waqt Hamara Hai (1993), Mohra (1994), Elaan (1994), Suhaag (1994), Sapoot (1996) iyo Jaanwar (1999).

Sidoo kale Filimada jaceylka uu keenay waxaa kamid ah Yeh Dillagi (1994), Dhadkan (2000), Andaaz (2003) and Namastey London (2007), Waqt iyo The Race Against Time oo soo baxay (2005).

Filimada Shactirada uu keenay oo lagu xusuusto Akshay Kumar waxaa ku jira Hera Pheri (2000), Mujhse Shaadi Karogi (2004), Garam Masala (2005), Bhagam Bhag (2006), Bhool Bhulaiyaa (2007), iyo Singh Is Kinng (2008).

Akshay Kumar filimadiisii ugu dambeeyay ee guulaha soo hooyay waxaa kamid ah Housefull 2 (2012) iyo Rowdy Rathore (2012) waxaana labadaas filim laga hekay ₹1 billion (US$15 million).

Sidoo kale waxaa uu keenay dhawaan OMG (2012), Special 26 (2013), Holiday (2014), Gabbar Is Back (2015), Airlift (2016), Housefull 3 (2016) iyo Rustom (2016) oo dhamaantoodna guuleystay.

Akshay Kumr waxaa lagu naaneesaa Indian Jackie Chan waxaana lagu arkay Filimadiisa Akshinada bandhigyada uu ku sameeyay.

indiatv762a21_akshay_kumar_twinkle_khanna

Nolashiisa qaaska ah.

Akshay Kumar ayaa guursaday Aktarada caanka ah ee Twinkle Khanna oo ay dhaleen Aktaradii hore Bollywoodka ee Rajesh Khanna iyo Dimple Kapadia.

Waxaa uu guursaday 17-kii January 2001,waxaana Akshay uu Aabe u yahay labo caruur oo kala ah Aarav iyo gabar la yiraahdo Nitara

Hamigiisa

Akshay waxaa uu jeclaa waligii inuu noqdo Aktar,laakiin inta uusan Aktar noqon waxaa uu kabalyeeri ka ahaa baar ku yaala magaalada Bangkok ee dalka Thailand.

W/D/Maxamed Khadar Ibraahim Daahir




WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Daawo Qadar iyo Isbar bardhiga Messi iyo Ronaldo Cida fiican kulumada waa weyn,waala kala baxaa Maanta

24-ka June 2018

Hal heyska Maxamad Qadar ee Cimaamad ku tuur oo Qaatay 2018 iskuulada Muqdisho

9-ka Jun 2018

Waalaahi waan Ilmeeyay ilaahow janada geli,,Aduunyo waa beenaaley oo Cimaamad malahan

31-ka May 2018

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

12-ka May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

5-ta May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

7-da April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Ilmihii mucjisada ahaa iyo Magaaladii duuleysay,Layaabkii Somalia ka dhacay Isbuuc gudihii

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

31-ka Maarso Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Filimka Cusub ee Tiger Shroff oo Maanta soo baxay+Video

Maanta oo Jimco ah waxaa soo baxay Filimka Hindiga ee uu wado Aktarka Akshinka looga Yaaban yahay haatan ...

Daawo Wiilasha iyo Gabdhaha isku shukaansada Telefoonada oo loo digayo(Layaabka Dunida iyo Hindiga)

30-ka Maarso

Akshey Kumar oo Tilmaamay Aktarka ah saaxibkiisa dhabta ah uu ku dhaarto

Akshay Kumar ayaa Isbuucaan Taageerayaashiisa Twiterka la wadaagay Saaxibkiisa uusan marna ilaaweyn. Akshay Kumar ayaa muujiyay Sunil Shety inuu ...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++