Friday, June 22nd, 2018

Goorta uu soo baxi lahaa Baahubali 2 oo soo dhow iyo Prabhas oo tababar weyn u galay Akshin filimkaas kamid ah

Published on September 22, 2016 by   ·   No Comments

22/9/2016 Filim sameeyaha Filimka la wada sugayo ee S S Rajamouli’s ayaa shaaca ka qaaday Filimka Baahubali in duubista lasoo afjarayo kahor sanadka cusub.

Baahubali 2 waxaa jilaya isla Aktarka lagu magacaabo Prabhas kaas oo qeybtii horena waday.

S S Rajamouli’s ayaa shaaca ka qaaday Prabhas in mudo 30 maalmood uu u tababaranayay sameysnta Akshin ku jira Filimkan taas ayaa ka dhigan in filimkan  Akshino cajiib ah lagu arki doono.

Filimkan ayaa soo baxaya sanadka cusub ee 2017 gaar ahaan bisha labaad ee February.

baahubali-2-759

WARARKA HINDIGA

Hal heyska Maxamad Qadar ee Cimaamad ku tuur oo Qaatay 2018 iskuulada Muqdisho

9-ka Jun 2018

Waalaahi waan Ilmeeyay ilaahow janada geli,,Aduunyo waa beenaaley oo Cimaamad malahan

31-ka May 2018

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

12-ka May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

5-ta May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

7-da April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Ilmihii mucjisada ahaa iyo Magaaladii duuleysay,Layaabkii Somalia ka dhacay Isbuuc gudihii

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

31-ka Maarso Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Filimka Cusub ee Tiger Shroff oo Maanta soo baxay+Video

Maanta oo Jimco ah waxaa soo baxay Filimka Hindiga ee uu wado Aktarka Akshinka looga Yaaban yahay haatan ...

Daawo Wiilasha iyo Gabdhaha isku shukaansada Telefoonada oo loo digayo(Layaabka Dunida iyo Hindiga)

30-ka Maarso

Akshey Kumar oo Tilmaamay Aktarka ah saaxibkiisa dhabta ah uu ku dhaarto

Akshay Kumar ayaa Isbuucaan Taageerayaashiisa Twiterka la wadaagay Saaxibkiisa uusan marna ilaaweyn. Akshay Kumar ayaa muujiyay Sunil Shety inuu ...

Daawo Boorsamiintada Filimka Cali dheere iyo Rishi Kapoor oo la soo saaray

Ugu dambeyn waa lasoo saaray Boorsamiintada Filimka labada halyey ee Bollywoodka India ay wadaan ee Amitabh Bachchan iyo ...

Kaartada Filimka Race 3 ee Salman Khan oo la soo saaray

Ugu dambeyn waxaa la soo saaray Kaartada Filimka Race 3 uu Salman Khan hogaaminayo. Filimkan oo labo qeyb hore ...

Waa Maxay Balwada uu leeyahay Aamir Khan uuna iska Gooyi la’yahay

Aktarka Muslimka ah ee Aamir Khan ayaa ku dhiban inuu iska Gooyo Sigaar Cabida oo caado u noqotay ...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++