Friday, June 22nd, 2018

Sawirkii ugu horeeyay ee Saif Ali Khan ,Kareena Kapoor iyo Canugooda oo qabsaday baraha bulshada

Published on February 13, 2017 by   ·   No Comments

13/02/2017 Baraha Bulshada waxaa qabsaday Sawirka Wiilka ay iska dhaleen Saif Ali Khan iyo Kareena Kapoor ee Taimur Ali Khan.

Taimur Ali Khan ayaa Adduunyada ku soo biiray oo dhashay 20-kii bishii December.

Tan iyo markaas sawirkiisa oo buuxa laguma soo bandhiga baraha bulshada.

Sawirkan ka kooban seddexdooda ayaa qaatay baraha bulshada.

kareena-taimur-saif-759

WARARKA HINDIGA

Hal heyska Maxamad Qadar ee Cimaamad ku tuur oo Qaatay 2018 iskuulada Muqdisho

9-ka Jun 2018

Waalaahi waan Ilmeeyay ilaahow janada geli,,Aduunyo waa beenaaley oo Cimaamad malahan

31-ka May 2018

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

12-ka May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

5-ta May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

7-da April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Ilmihii mucjisada ahaa iyo Magaaladii duuleysay,Layaabkii Somalia ka dhacay Isbuuc gudihii

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

31-ka Maarso Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Filimka Cusub ee Tiger Shroff oo Maanta soo baxay+Video

Maanta oo Jimco ah waxaa soo baxay Filimka Hindiga ee uu wado Aktarka Akshinka looga Yaaban yahay haatan ...

Daawo Wiilasha iyo Gabdhaha isku shukaansada Telefoonada oo loo digayo(Layaabka Dunida iyo Hindiga)

30-ka Maarso

Akshey Kumar oo Tilmaamay Aktarka ah saaxibkiisa dhabta ah uu ku dhaarto

Akshay Kumar ayaa Isbuucaan Taageerayaashiisa Twiterka la wadaagay Saaxibkiisa uusan marna ilaaweyn. Akshay Kumar ayaa muujiyay Sunil Shety inuu ...

Daawo Boorsamiintada Filimka Cali dheere iyo Rishi Kapoor oo la soo saaray

Ugu dambeyn waa lasoo saaray Boorsamiintada Filimka labada halyey ee Bollywoodka India ay wadaan ee Amitabh Bachchan iyo ...

Kaartada Filimka Race 3 ee Salman Khan oo la soo saaray

Ugu dambeyn waxaa la soo saaray Kaartada Filimka Race 3 uu Salman Khan hogaaminayo. Filimkan oo labo qeyb hore ...

Waa Maxay Balwada uu leeyahay Aamir Khan uuna iska Gooyi la’yahay

Aktarka Muslimka ah ee Aamir Khan ayaa ku dhiban inuu iska Gooyo Sigaar Cabida oo caado u noqotay ...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++