Friday, June 22nd, 2018

Shah Rukh Khan iyo Kajol oo ku guuleystay codadka maalinta jaceylka Adduunka

Published on February 14, 2017 by   ·   No Comments

14/02/2017 Iyadoo maanta ay tahay maalin Adduunyada ay u aqoon san tahay Maalinta jaceylka Adduunka ayaa waxaa la codeeyay muuqaalkii ugu jaceylka badnaa ee Filimada Hindiga.

Codad badan ayaa taageerayaasha filimada Hindiga laga qaaday oo lagu weydiiyay muuqaalka ay aad ugu heleen jilistiisa jaceyl.

Waxaa Filimka codadka badan helay uu noqday kii Shah Rukh Khan iyo Kajol ee Dilwale Dulhania Le Jayenge.

ddlj-759

Muuqaalkaasna waa inta aan laga qaadin heesta Tujhe Dekha To Ye Jana’.

Waa hadalada la horeeya heeska Tujhe Dekha To Ye Jana’,waa kanee daawo

WARARKA HINDIGA

Hal heyska Maxamad Qadar ee Cimaamad ku tuur oo Qaatay 2018 iskuulada Muqdisho

9-ka Jun 2018

Waalaahi waan Ilmeeyay ilaahow janada geli,,Aduunyo waa beenaaley oo Cimaamad malahan

31-ka May 2018

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

12-ka May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

5-ta May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

7-da April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Ilmihii mucjisada ahaa iyo Magaaladii duuleysay,Layaabkii Somalia ka dhacay Isbuuc gudihii

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

31-ka Maarso Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Filimka Cusub ee Tiger Shroff oo Maanta soo baxay+Video

Maanta oo Jimco ah waxaa soo baxay Filimka Hindiga ee uu wado Aktarka Akshinka looga Yaaban yahay haatan ...

Daawo Wiilasha iyo Gabdhaha isku shukaansada Telefoonada oo loo digayo(Layaabka Dunida iyo Hindiga)

30-ka Maarso

Akshey Kumar oo Tilmaamay Aktarka ah saaxibkiisa dhabta ah uu ku dhaarto

Akshay Kumar ayaa Isbuucaan Taageerayaashiisa Twiterka la wadaagay Saaxibkiisa uusan marna ilaaweyn. Akshay Kumar ayaa muujiyay Sunil Shety inuu ...

Daawo Boorsamiintada Filimka Cali dheere iyo Rishi Kapoor oo la soo saaray

Ugu dambeyn waa lasoo saaray Boorsamiintada Filimka labada halyey ee Bollywoodka India ay wadaan ee Amitabh Bachchan iyo ...

Kaartada Filimka Race 3 ee Salman Khan oo la soo saaray

Ugu dambeyn waxaa la soo saaray Kaartada Filimka Race 3 uu Salman Khan hogaaminayo. Filimkan oo labo qeyb hore ...

Waa Maxay Balwada uu leeyahay Aamir Khan uuna iska Gooyi la’yahay

Aktarka Muslimka ah ee Aamir Khan ayaa ku dhiban inuu iska Gooyo Sigaar Cabida oo caado u noqotay ...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++