Monday, December 18th, 2017

Aktarada Caanka ah ee Esha Deol oo soo bandhigtay Uurkeedii ugu horeeyay+sawiro

Published on June 8, 2017 by   ·   No Comments

08/6/2017 Esha Deol ayaa soo bandhigtay markeedii ugu horeysay sawirka Uurkeeda,waxaana dhaw xiligii Aktaradan ay hooyo noqon laheyd.

Esha Deol oo aad taqanaan qaba Nin iska caadi ah oo aan kamid aheyn Aktarada waana Bharat Takhtani.

Uurkeeda waxaa horay Aktaradan u xaqiijisay hooyadeed iyana Aktarada ah ee Hema Malini.

Gabadha kale ee Uurka qabta oo la sawiran Esha waxaa la Yiraahdaa Shilarna oo waxaa ay qeyb ka aheyd filimkii 2002 soo baxay ee Na Tum Jaano Na Hum kaas oo ay jilayeen Hrithik Roshan iyo Saif Ali khan,iyada waxaa ay ku jileysay doorka saaxibta ugu dhow ee Esha Doal oo Atariisho Filimka ka aheyd.

Esha Doal mudooyinkan wax Filim ma aysan keenin oo waxaa ugu dambeysay sanadkii 2015 Filimkii Kill Them Young.

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

16-ka  bisha December Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

9-ka  bisha December Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

2 bisha December Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

18-ta bisha November Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

11-ta bisha November Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

4-ta bisha November Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

28-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

23-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Maanta oo uu soo baxay Filimka Judwaa 2,iyo Salman khan oo kasoo muuqanaya

29-ka September Maanta oo Jimco ah waxaa Shineemooyinka India laga sii deeyay Filimka uu wado Varun Dhawan oo ku ...

Salman Khan oo talo siiyay Aktarka Filimkiisii Judwaa soo cusbooneysiinaya

26-ka September Jilaaga Da’yar ee Varun Dhawan ayaa markii ugu horeysay xirfadiisa waxaa uu ku jilayaa labo Mataana ah. Qeybta ...

Muuqaal Xiiso leh oo ay Sameeyeen Salman Khan iyo Varun Dhawaan oo ku saabsan Filimka Judwaa 2+viedo

  23/9/2017 Muuqaal kooban ayaa laga soo saaray Filimka Judwaa 2 oo uu wado Aktarka hada aadka loo xiiseeyo ee ...