Monday, December 18th, 2017

Karisma Kapoor oo ka hadashay iney Filimada ku soo laabaneyso iyo Aktarada ku cusub bollywoodka

Published on June 11, 2017 by   ·   No Comments

11/6/2017 Aktarada caanka ah ee Karisma Kapoor ayaa sheegtay ineysan wali go’aan ka gaarin ku soo laabashadeeda Filimada.

25-sano ayey Krishma Kapoor ka soo shaqeyneysay Bollywoodka laakiin mudooyinkan wax Filim ma aysan keenin.

1991 ayey keentay Filimkeedii ugu horeeyay waxaana uu ahaa Prem Qaidi.

42 jirtan oo ka hadleysay Aktarada hada Filimada ku soo biiray ayaa sheegtay fursada ay maanta ay heystaan iyo qalabka ay ku  shaqeeyaan inuusan jirin waagoodii.

Yacni waxaa ay leedahay xiligoodii iney dhib badan kamari jireen Filimada oo aysan heysan agabka kuwan ay heystaan xiligan.

Iyadoo ka hadleysay soo laabashadeeda Filimada waxaa ay Tiri”wali ma go’aansan inaan soo laabto mana ii qorsheysna hada inaan Filim jilo balse ma ogid waxa dhici doona hayeeshee aan aragno ayey tiri.

Warar ayaa sheegayay iney wax ka jileyso Filimka Judwaa 2 ee ay iyada wax ka jishay 1997-dii.

Taageerayaasheeda ayaa si weyn u sugaya Aktaradan.

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

16-ka  bisha December Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

9-ka  bisha December Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

2 bisha December Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

18-ta bisha November Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

11-ta bisha November Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

4-ta bisha November Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

28-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

23-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Maanta oo uu soo baxay Filimka Judwaa 2,iyo Salman khan oo kasoo muuqanaya

29-ka September Maanta oo Jimco ah waxaa Shineemooyinka India laga sii deeyay Filimka uu wado Varun Dhawan oo ku ...

Salman Khan oo talo siiyay Aktarka Filimkiisii Judwaa soo cusbooneysiinaya

26-ka September Jilaaga Da’yar ee Varun Dhawan ayaa markii ugu horeysay xirfadiisa waxaa uu ku jilayaa labo Mataana ah. Qeybta ...

Muuqaal Xiiso leh oo ay Sameeyeen Salman Khan iyo Varun Dhawaan oo ku saabsan Filimka Judwaa 2+viedo

  23/9/2017 Muuqaal kooban ayaa laga soo saaray Filimka Judwaa 2 oo uu wado Aktarka hada aadka loo xiiseeyo ee ...