Wednesday, August 23rd, 2017

Sha Rukh Khan iyo Cristiano Ronaldo oo kala hogaaminaya Taajiriinta Ciyaaraha iyo Aktarada Hindiga

Published on June 14, 2017 by   ·   No Comments

14/6/2017 Forbes ayaa soo saartay Liiska 100-ka shaqsi caanka ah ee ugu lacagaha badan sanadka 2017.

Markan eegno Aktarada India Shah Rukh Khan ayaa ugu horeeya dhanka lacagta oo waxaa uu kasoo galay liiskan kaalinta 65 aad isagoo lacagtiisa ay tahay $38 million.

Salman Khan ayaa ku soo xiga oo soo galay booska 71 waxana uu heystaa $37 million halka booska 80 aad uu soo galay Akshay Kumar oo heysta $35.5 million balse waxaa liiskan laga waayay sanadkan Amitabh Bachchan iyo Aktaro kale.

Laakiin sanadkii hore liiska 20-ka Aktar ee ugu taajirsan waxaa ku soo wada baxay Shah Rukh Khan,Akshay,Salman Khan iyo Amitabh Bachchan.

Forbes ayaa si gooni u carabowday in Shah Rukh khan uu yahay Aktarka India ugu taajirsan haatan maadaama uu booska 65 aad kasoo galay 100-ka ugu hantida badan.

Liiskan waxaa booska shanaad kasoo galay Xiddiga caanka ah ee Cristiano Ronaldo oo wixii Sporti nooc walba ciyaara isagaa ugu horeeya oo $93 million ayaa hantiisa sanadkan lagu sheegay.

Waa kuwan Liiska 100-ka shaqsi ee dunida ugu hantida badan oo isugu jira,Aktaro,fanaaniin

1. Diddy, $130 million (Musician, U.S.)

2. Beyoncé, $105 million (Musician, U.S.)

3. J.K. Rowling, $95 million (Author, U.K.)

4. Drake, $94 million (Musician, U.S.)

5. Cristiano Ronaldo, $93 million (Athlete, Portugal)

6. The Weeknd, $92 million (Musician, Canada)

7. Howard Stern, $90 million (Personality, U.S.)

8. Coldplay, $88 million (Musicians, U.K.)

9. James Patterson, $87 million (Author, U.S.)

10. LeBron James, $86 million (Athlete, U.S.)

11. Guns N’ Roses, $84 million (Musicians, U.S.)

11. Rush Limbaugh, $84 million (Personality, U.S.)

13. Justin Bieber, $83.5 million (Musician, Canada)

14. Lionel Messi, $80 million (Athlete, Argentina)

15. Dr. Phil McGraw, $79 million (Personality, U.S.)

16. Ellen DeGeneres, $77 million (Personality, U.S.)

17. Bruce Springsteen, $75 million (Musician, U.S.)

18. Adele, $69 million (Musician, U.K.)

18. Jerry Seinfeld, $69 million (Comedian, U.S.)

20. Mark Wahlberg, $68 million (Actor, U.S.)

21. Metallica, $66.5 million (Musicians, U.S.)

22. Dwayne “The Rock” Johnson, $65 million (Actor, U.S.)

23. Roger Federer, $64 million (Athlete, Switzerland)

24. David Copperfield, $61.5 million (Magician, U.S.)

25. Kevin Durant, $60.6 million (Athlete, U.S.)

26. Garth Brooks, $60 million (Musician, U.S.)

26. Elton John, $60 million (Musician, U.K.)

26. Gordon Ramsay, $60 million (Personality, U.K.)

29. Ryan Seacrest, $58 million (Personality, U.S.)

30. Chris Rock, $57 million (Comedian, U.S.)

31. Vin Diesel, $54.5 million (Actor, U.S.)

32. Paul McCartney, $54 million (Musician, U.K.)

32. Red Hot Chili Peppers, $54 million (Musicians, U.S.)

34. Louis C.K., $52 million (Comedian, U.S.)

35. Jimmy Buffett, $50.5 million (Musician, U.S.)

35. Adam Sandler, $50.5 million (Actor, U.S.)

37. Andrew Luck, $50 million (Athlete, U.S.)

37. Rory McIlroy, $50 million (Athlete, U.S.)

39. Jackie Chan, $49 million (Actor, China)

40. Calvin Harris, $48.5 million (Musician, U.K.)

41. Robert Downey, Jr., $48 million (Actor, U.S.)

42. Steph Curry, $47.3 million (Athlete U.S.)

43. Dave Chappelle, $47 million (Comedian, U.S.)

43. Judy Sheindlin, $47 million (Personality, U.S.)

45. James Harden, $46.6 million (Athlete, U.S.)

46. Lewis Hamilton, $46 million (Athlete, U.K.)

47. Kim Kardashian West, $45.5 million (Personality, U.S.)

48. Drew Brees, $45.3 million (Athlete, U.S.)

49. Taylor Swift, $44 million (Musician, U.S.)

50. Simon Cowell, $43.5 million (Personality, U.K.)

50. Phil Mickelson, $43.5 million (Athlete, U.S.)

52. Tom Cruise, $43 million (Actor, U.S.)

53. Kenny Chesney, $42.5 million (Musician, U.S.)

53. Steve Harvey, $42.5 million (Personality, U.S.)

55. Luke Bryan, $42 million (Musician, U.S.)

55. Celine Dion, $42 million (Musician, Canada)

55. Jay Z, $42 million (Musician, U.S.)

58. Sofia Vergara, $41 million (Actor, Colombia)

59. Kylie Jenner, $41 million (Personality, U.S.)

60. Bruno Mars, $39 million (Musician, U.S.)

60. Tiësto, $39 million (Musician, Netherlands)

62. Russell Westbrook, $38.6 million (Athlete, U.S.)

63. Sebastian Vettel, $38.5 million (Athlete, Germany)

64. Damian Lillard, $38.4 million (Athlete, U.S.)

65. Shah Rukh Khan, $38 million (Actor, India)

65. Jennifer Lopez, $38 million (Musician, U.S.)

65. The Chainsmokers, $38 million (Musician, U.S.)

68. Novak Djokovic, $37.6 million (Athlete, Serbia)

69. Amy Schumer, $37.5 million (Comedian, U.S.)

70. Tiger Woods, $37.1 million (Athlete, U.S.)

71. Salman Khan, $37 million (Actor, India)

71. Neymar, $37 million (Athlete, Brazil)

71. Bill O’Reilly, $37 million (Personality, U.S.)

71. Dolly Parton, $37 million (Musician, U.S.)

71. Ed Sheeran, $37 million (Musician, U.K.)

76. Dwayne Wade, $36.2 million (Athlete, U.S.)

77. Fernando Alonso, $36 million (Athlete, Spain)

77. Sean Hannity, $36 million (Personality, U.S.)

77. Rihanna, $36 million (Musician, Barbados)

80. Bon Jovi, $35.5 million (Musician, U.S.)

80. Akshay Kumar, $35.5 million (Actor, India)

82. Billy Joel, $35 million (Musician, U.S.)

83. Dr. Dre, $34.5 million (Musician, U.S.)

83. Florida Georgia Line, $34.5 million (Musician, U.S.)

83. Toby Keith, $34.5 million (Musician, U.S.)

83. Jordan Spieth, $34.5 million (Athlete, U.S.)

87. Derrick Rose, $34.2 million (Athlete, U.S.)

88. Usain Bolt, $34.2 million (Athlete, Jamaica)

89. Gareth Bale, $34 million (Athlete, U.K.)

89. Conor McGregor, $34 million (Athlete, Ireland)

89. Britney Spears, $34 million (Musician, U.S.)

92. Kei Nishikori, $33.9 million (Athlete, Japan)

93. Fletcher Cox, $33.4 million (Athlete, U.S.)

94. Clayton Kershaw, $33.4 million (Athlete, U.S.)

95. Chance The Rapper, $33 million (Musician, U.S.)

96. Katy Perry, $33 million (Musician, U.S.)

97. Carmelo Anthony, $32.6 million (Athlete, U.S.)

98. Jason Aldean, $32.5 million (Musician, U.S.)

99. Kevin Hart, $32.5 million (Comedian, U.S.)

100. Zlatan Ibrahimovic, $32 million (Athlete, U.S.)

 

WARARKA HINDIGA

Ma Ogtahay Aktarada Caanka ah ee Saif Ali Khan iyo Manisha Koirala in dhalasho wadaag Yihiin+sawiro

16/8/2017 Labada Aktar caanka ah ee Bollywoodka India ee Manisha Koirala iyo Saif Ali Khan ayaa maanta u kala ...

Aktarka caanka ah ee Amadi oo u dabaaldagaya Dhalashadiisa,Ma ogtahay in qalin wareejin uu ku soo galay Filimada iyo Taariikho kale ka bogo

14/8/2017 Jilaaga caanka ah ee  Johnny Lever ayaa u dabaaldagaya isbuuca dhalashadiisa oo waxaa uu Aktarka noqday 60-sano jir.   Johnny ...

Fardeen Khan oo Filimada dib ugu soo laabanaya,xili war farxad uu la wadaagay taageerayaashiisa

12/8/2017 Jilaaga caanka ah ee Fardeen Khan iyo xaaskiisa Natasha Madhavani ayaa u dabaaldagaya canugoodii labaad oo dunida ku ...

Aamir Khan iyo Xaaskiisa Kiran Rao oo uu ku dhacay Hargabka Doonfaarka

08/7/2017 Aktarka caanka ah ee Aamir Khan iyo Xaaskiisa Kiran Rao ayaa la soo warinayaa inuu ku dhacay hargabka ...

Salman Khan iyo Aktaro badan oo lagu soo eedeeyay ineysan ka qeybgalin Aaska Jilaaga Inder Kumar

30/7/2017 Aktarada Bollywoodka ayaa lagu eedeeyay iney ka qeybgali waayeen Duugta Aktarka weyn ee Inder Kumar oo geeriyooday Jimcihii.   Aktarkan ...

Aktarka caanka ah ee Sanjay Dutt oo Xabsiga meel aan aheyn ku dabaaldagay markan

29/07/2017 Jilaaga caanka ah ee Sanjay Dutt ayaa isbuucaan u dabaaldagay dhalashadiisa oo waxaa uu noqday 58 jir.   Dhowr jeer ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

29/07/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Aktar caan ah oo ay Soomaalida taqaan oo maanta Jimco ah geeriyooday

28/07/2017 Jilaaga caanka ah ee ay Soomaalida u garanayaan Suuriyaa balse magaciisa uu yahay Inder Kumar.   Saakay oo Jimco ah ...

Daawo Boorsamiintada Filimka Poster Boys ee ay wadaan walaalaha Sunny Deol iyo Bobby Deol

24/7/2017 Boorsamiintada Filimka Aktarada walaalaha wada dhashay ay wadaan ee Sunny Deol iyo Bobby Deol ayaa shaaca laga qaaday. Filimkan ...

Boorsamiintada Filimka Shah Rukh Khan ee Jab Harry Met Sejal oo la shaaciyay+Video

23/7/2017 Boorsamiintada Filimka uu soo wado jilaaga caanka ah ee Shah Rukh Khan ayaa daaha laga qaaday. SRK waxaa Filimkan ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

22/07/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Hrithik Roshan oo u dabaaldagaya 11-sano kadib Filimkiisii Krrish

24/6/2017 Hrithik Roshan ayaa u dabaaldagaya sanad guuradii 11-aad ee ka soo wareegatay markii uu soo baxay Filimkiisii Krrish ...

Maanta oo jimco ah Hindiya oo uu ka soo baxay Filimka Allu Arjun ee DJ

23/6/2017 Maanta waxaa soo baxay Filimka Allu Arjun ee magaciisa yahay  Duvvada Jagannadham. Allu Arjun waa Aktarada loogu jecelyahay Filimada ...

Guud ahaan Muuqaalada Heesaha ku jira Filimka Salman Khan uu soo wado Ciida oo la shaaciyay

22/6/2017 Dhamaan Muuqaalada Shanta hees ee ku jirta Filimka Salman Khan uu soo wado ee Tubelight ayaa shaaca laga ...

Daawo Hees Cusub oo laga soo saaray Filimka Shah Rukh Khan ee Jab Harry Met Sejal

22/6/2017 Hees Cusub ayaa laga soo saaray Filimka uu wado Aktarka weyn ee Shah Rukh Khan,waxaana Filimkaas lagu magacaabaa ...