Thursday, July 19th, 2018

Saif Ali Khan oo ka walaacsan in Gabadhiisa Sara Ali Khan ay ku soo biirto Filimada+sababta

Published on June 19, 2017 by   ·   No Comments

19/6/2017 Aktarka Saif Ali Khan gabadhiisa Sara Ali Khan ayaa ku soo biiri rabta Filimada,waxaana ay keenysaa Filimka uu soosaaraha ka yahay Abhishek Kapoor ee magaciisa yahay Kedarnath.

Filimkan waxaa ay Gabadha Saif Ali Khan la jileysaa Aktarka lagu magacaabo Sushant Singh Rajput.

Laakiin warar soo baxaya ayaa sheegaya Saif Ali Khan inuusan ku faraxsaneyn go’aanka gabadhiisa ay Filimada ugu soo biireyso.

Wareysi ay la yeelatay Saif Ali khan majalada daily ayaa sheegay inuu ku wareersan tahay Sara ku soo biiristeeda Filimada.

Sababta uu ula rabin gabadhiisa in xirfadiisa ay raacdo ayaan la ogeyn balse waxaa uu ka baqayaa ayaa la leeyahay in gabadhiisa ay meel fiican ka gaari weyso heerka Filimada ay ka rabto oo ay dhexda ka baxd.

gabadhan ayaa dhawaan qaadatay darajada Degree.

La arki doonee waxaa ay gabadhiisa Sara ka dhahdo hadalka Aabaheed.

Saif Ali Khan waxaa uu gabadhan ka dhalay Aktarada ahna xaaskiisii hore Amrita.

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Daawo Qadar iyo Isbar bardhiga Messi iyo Ronaldo Cida fiican kulumada waa weyn,waala kala baxaa Maanta

24-ka June 2018

Hal heyska Maxamad Qadar ee Cimaamad ku tuur oo Qaatay 2018 iskuulada Muqdisho

9-ka Jun 2018

Waalaahi waan Ilmeeyay ilaahow janada geli,,Aduunyo waa beenaaley oo Cimaamad malahan

31-ka May 2018

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

12-ka May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

5-ta May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

7-da April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Ilmihii mucjisada ahaa iyo Magaaladii duuleysay,Layaabkii Somalia ka dhacay Isbuuc gudihii

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

31-ka Maarso Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Filimka Cusub ee Tiger Shroff oo Maanta soo baxay+Video

Maanta oo Jimco ah waxaa soo baxay Filimka Hindiga ee uu wado Aktarka Akshinka looga Yaaban yahay haatan ...

Daawo Wiilasha iyo Gabdhaha isku shukaansada Telefoonada oo loo digayo(Layaabka Dunida iyo Hindiga)

30-ka Maarso

Akshey Kumar oo Tilmaamay Aktarka ah saaxibkiisa dhabta ah uu ku dhaarto

Akshay Kumar ayaa Isbuucaan Taageerayaashiisa Twiterka la wadaagay Saaxibkiisa uusan marna ilaaweyn. Akshay Kumar ayaa muujiyay Sunil Shety inuu ...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++