Saturday, September 22nd, 2018

Aktarka caanka ah ee Amadi oo u dabaaldagaya Dhalashadiisa,Ma ogtahay in qalin wareejin uu ku soo galay Filimada iyo Taariikho kale ka bogo

Published on August 14, 2017 by   ·   No Comments

14/8/2017 Jilaaga caanka ah ee  Johnny Lever ayaa u dabaaldagaya isbuuca dhalashadiisa oo waxaa uu Aktarka noqday 60-sano jir.

 

Johnny Lever waa Nin caan ka ah Soomaalida dhexdeeda,waxaana looga yaqanaa Amadi.

 

Waa shactiroole weyn oo lagu yaqaan Filimada Hindiga.

 

Mudo 33-sano ayuu ku soo jiray Jilida aflaamta Hindiga oo sanadkii 1984-tii ayuu bilaaway jilista aflaamnta hindiga.

 

Ma ogtahay Aktarka maadka badan ee Amadi ama Johnny Lever inuu qalin wareejin ka soo galay Bollywoodka?

Johnny Lever markaad maqashaan waxaa suuragal ah inuu noqdo magac kugu cusub laakiin waa nin Soomaalida ay u taqaan Amadi, kaasoo maanta dhalashadiisa u dabaal-dagaya.

Hadaba sheekadeeyna qeybtaan waxaa aynu ku eegeynaa qeyb ka mid ah nolasha dahsoon ee aktarkan.

Johnny Lever waxaa uu wax ka baran jiray yaraantiisii machad lagu magacaabo Andhra oo ah iskuul sare oo waxaa uu ka baxay iskuulka isagoo maraya fasalka 7-aad waxaana uu iska bixin waayay lacagaha iskuulka maadaama ehelkiisa uu isaga u weynaa ayna dabaqad hoose ka soo jeedaan.

Amadi waxaa uu goostay inuu shaqooyin raadsado, waxaa uu bilaabay inuu wadooyinka ku iibiyo qalimaan.

Isagoo wareejinaya qalimaanta waxaa uu tagi jiray halka ay joogaan aktarrada iyo filimsameeyayaasha, halkaas ayeyna wado ugu baxday markii ay arkeen filim sameeyayaasha ninkaani sida uu u shactiro badan yahay, haddaba sidaas ayuu ugu biiray Bollywood-ka.

Govinda-And-Johnny-Lever-Have-Become-Che070814121110018_1080x600

Aktarka ay Filimada ugu badan isla keeneen ma ogtahay inuu Yahay Govinda

 Aktarrada Bollywood-ka caanka ah Govinda iyo Johnny Lever oo ay Soomaalidu u garanayso Amadi ayaa isla keenay ama wada jilay dhowr filim oo Boolywood-ka ah waana 29 filim.

Filimkii ugu horreeyey ee Govinda iyo Johnny Lever ay isla keenaan waxa uu ahaa Love 86 oo soo baxay sanadkii 1986-kii, halka filimkii ugu dambeeyey oo ay ka soo wada muuqdaan uu ahaa filimkii soo baxay sanadkii 2013 ee Aap Jaisa Koi Nahin.

Haddaba halkaan hoose ka eeg dhammaan magacyada filimada ay isla keeneen Govinda iyo Johnny Lever iyo waqtiyada ay soo kala baxeen:-

Aap Jaisa Koi Nahin (2013) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Deewana Main Deewana (2012) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Sandwich (2006) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Khullam Khulla Pyaar Karen (2005) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Chalo Ishq Ladaaye (2002) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Pyaar Deewana Hota Hai (2002) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Akhiyon Se Goli Maare (2002) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Aamdani Atthanni Kharcha Rupaiya (2001) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Censor (2001) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Shikari (2000) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Joru Ka Ghulam (2000) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Beti No. 1 (2000) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Hadh Kar Di Aapne (2000) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Kunwara (2000) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Anari No. 1 (1999) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Dulhe Raja (1998) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Achanak (1998) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Aunty No. 1 (1998) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Deewana Mastana (1997) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Do Ankhen Barah Hath (1997) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Chhote Sarkar (1996) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Gambler (1995) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Rock Dancer (1995) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Ekka Raja Rani (1994) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Bhagyawan (1993) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Teri Payal Mere Geet (1993) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Khatarnaak (1990) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Hatya (1988) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Love 86 (1986) – Hindi

Govinda iyo Johnny Lever

Xusuuso muuqaallo u gaar ah labadan aktar ee Govinda iyo Johnny Lever:-

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

22-ka September 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

15-ka September 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

8-da September 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

1-da September 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

25-ka Augusto 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

18-da Augusto 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

5-ta Augusto 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

28-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Daawo Qadar iyo Isbar bardhiga Messi iyo Ronaldo Cida fiican kulumada waa weyn,waala kala baxaa Maanta

24-ka June 2018

Hal heyska Maxamad Qadar ee Cimaamad ku tuur oo Qaatay 2018 iskuulada Muqdisho

9-ka Jun 2018

Waalaahi waan Ilmeeyay ilaahow janada geli,,Aduunyo waa beenaaley oo Cimaamad malahan

31-ka May 2018

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

12-ka May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++