Friday, October 20th, 2017

Ma Ogtahay Aktarada Caanka ah ee Saif Ali Khan iyo Manisha Koirala in dhalasho wadaag Yihiin+sawiro

Published on August 16, 2017 by   ·   No Comments

16/8/2017 Labada Aktar caanka ah ee Bollywoodka India ee Manisha Koirala iyo Saif Ali Khan ayaa maanta u kala dabaaldagaya dhalashooyinkooda.

Manisha Koirala waa Atariisho Filimo badan oo guuleystay keentay,waxana maanta ay noqotay 47-sano jir.

Filimo badan ayey keentay oo kuwa jaceyl ay kamid ahaayeen sida Akele Hum Akele Tum oo soo baxay (1995)waxaana ay la waday Aamir Khan.

Sidoo kale waxaa lagu xasuustaa Filimkii ay keentay 1999-kii kaas oo ay la waday Aamir Khan waaba Mann

Dhinaca kale Saif Ali Khan ayaa u dabaaldagaya dhalashadiisa isagana waxaa uu noqday 47 sano jir.

Xaaskiisa Kareena Kapoor iyo walaasheeda Krishma kapoor ayaa xaflada dhalashadiisa kala qeybgalay.

Xitaa waxaa joogay xaflada dhalashadiisa gabadhiisa Sara Ali Khan iyo wiilkiisa Ibrahim,Sidoo kale walaashiisa ay joogtay waana Aktar xili ay Uur u leedahay Aktar kamid ah Bollywoodka.

 

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

23-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Maanta oo uu soo baxay Filimka Judwaa 2,iyo Salman khan oo kasoo muuqanaya

29-ka September Maanta oo Jimco ah waxaa Shineemooyinka India laga sii deeyay Filimka uu wado Varun Dhawan oo ku ...

Salman Khan oo talo siiyay Aktarka Filimkiisii Judwaa soo cusbooneysiinaya

26-ka September Jilaaga Da’yar ee Varun Dhawan ayaa markii ugu horeysay xirfadiisa waxaa uu ku jilayaa labo Mataana ah. Qeybta ...

Muuqaal Xiiso leh oo ay Sameeyeen Salman Khan iyo Varun Dhawaan oo ku saabsan Filimka Judwaa 2+viedo

  23/9/2017 Muuqaal kooban ayaa laga soo saaray Filimka Judwaa 2 oo uu wado Aktarka hada aadka loo xiiseeyo ee ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

23-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Tiger Shroff oo iska bareejeynaya Doorkii Aktarada Aamir Khan iyo Salman Khan

19-ka SeptemberTiger Shroff  ayaa lagu wadaa inuu madaxiisa Xiiro Filimka soo socda ee uu soo wado kaas oo ...

Labo Kamid ah Aktarada Filimada Teluguga ugu caansan oo Filimadooda ku tartami doona..NTR vs Mahesh Babu

18-ka September Jilaaga caanka ah Jai Lava Kusa ee loo soo gaabiyo magaciisa NTR ayaa sheegay inuusan wax wal ...

Shah Rukh Khan oo wali ka horeeya dhanka Taageerada Amir Khan iyo Salman Khan balse Ninbuu gaari la’yahay

16-ka September Shah Rukh Khan ayaa u dabaaldagay taageerayaashiisa Barta Twitterka oo gaaray 28 Milyan,waxaana uu ku dhowyahay inuu ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

16-ka september/2017  Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Muuqaal Cusub iyo Filimka Sanjey Dutt Bhoomi,Xili uu Duty la tartami doono Filimka Gabadha Shakti Kapoor

 14-ka September Muuqaalka Hees Cusub oo ku jirta Filimka uu soo wado Sanjey Dutt ayaa daaha laga qaaday. Filimkan waa ...

Salman Khan oo Taageerayaashiisa xiiso weyn ku abuuray,kadib Filimkiisa Cusub ee Tiger Zinda Hai+Sawiro

13-ka September Salman Khan ayaa taageerayaashisa ka dhigaya,iney sugi waayaan Filimka uu soo wado haatan ee Tiger Zinda Hai. Sababtoo ...

Labo Salman Khan iyo 1997 iska ilow,lasoco Labo Varun Dhawan iyo sanadka 2017+Video

13-ka September Muuqaal kooban oo hordhac ah ayaa laga soo saaray heeska Aa Toh Sahi ee ku jirta Filimka ...

Daawo Boorsamiintada Filimka uu soo wado Jilaaga weyn ee NTR…Suny Doalka Teluguga

11-ka September Jilaaga aadka looga daba dhacay ee Fimilada Tamilka ee magaciisa uu yahay Nandamuri Taraka Rama Rao ...