Thursday, July 19th, 2018

Shah Rukh Khan oo wali ka horeeya dhanka Taageerada Amir Khan iyo Salman Khan balse Ninbuu gaari la’yahay

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

16-ka September Shah Rukh Khan ayaa u dabaaldagay taageerayaashiisa Barta Twitterka oo gaaray 28 Milyan,waxaana uu ku dhowyahay inuu soo qabto Aktarka weyn ee Amitabh Bachchan.

Cali dheere waa kan ugu taageeraha badan Aktarada Hindiya barta Twitterka waxaa uu ku leeyahay taageerayaal dhan 29 million.

51 jirkan Shah Rukh Khan waa kan labaad ee ugu taageeraha badan,waxaana uu ka taageere badan yahay Aktarada kale sida kuwa Khanada.

Salman Khan waxaa uu leeyahay taageerayaal dhan 25.6 million,halka Aamir Khan  uu leeyahay (21.9 million) xili Akshay Kumar ay marayaan taageerayaashiisa 20.2 Milyan

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Daawo Qadar iyo Isbar bardhiga Messi iyo Ronaldo Cida fiican kulumada waa weyn,waala kala baxaa Maanta

24-ka June 2018

Hal heyska Maxamad Qadar ee Cimaamad ku tuur oo Qaatay 2018 iskuulada Muqdisho

9-ka Jun 2018

Waalaahi waan Ilmeeyay ilaahow janada geli,,Aduunyo waa beenaaley oo Cimaamad malahan

31-ka May 2018

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

12-ka May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

5-ta May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

7-da April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Ilmihii mucjisada ahaa iyo Magaaladii duuleysay,Layaabkii Somalia ka dhacay Isbuuc gudihii

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

31-ka Maarso Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Filimka Cusub ee Tiger Shroff oo Maanta soo baxay+Video

Maanta oo Jimco ah waxaa soo baxay Filimka Hindiga ee uu wado Aktarka Akshinka looga Yaaban yahay haatan ...

Daawo Wiilasha iyo Gabdhaha isku shukaansada Telefoonada oo loo digayo(Layaabka Dunida iyo Hindiga)

30-ka Maarso

Akshey Kumar oo Tilmaamay Aktarka ah saaxibkiisa dhabta ah uu ku dhaarto

Akshay Kumar ayaa Isbuucaan Taageerayaashiisa Twiterka la wadaagay Saaxibkiisa uusan marna ilaaweyn. Akshay Kumar ayaa muujiyay Sunil Shety inuu ...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++