Thursday, July 19th, 2018

Salman Khan oo talo siiyay Aktarka Filimkiisii Judwaa soo cusbooneysiinaya

Published on September 26, 2017 by   ·   No Comments

26-ka September Jilaaga Da’yar ee Varun Dhawan ayaa markii ugu horeysay xirfadiisa waxaa uu ku jilayaa labo Mataana ah.

Qeybta labaad Filimkii Salman Khan ee Judwaa 2 ayuu soo wadaa Aktarkan.

Da’yarkan ayaa ka baqaya in taageerayaasha Salman Khan ay ku farxi waayaan qeybta labaad ee Filimkan uu soo wado haatan.

Balse Salman Khan ayaa la sheegay inuu ku dhiira geliyay Varun Dhawan inuu ku guuleysto qalbiga taageerayaasha,Yacni uu soo jiitay taageerayaashiisa.

Labada Atariisho Filimkan la jilaya Mataanayaasha Varun dhawan,waxaa ay kala Yihiin Jacqueline Fernandez iyo Taapsee Pannu

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Daawo Qadar iyo Isbar bardhiga Messi iyo Ronaldo Cida fiican kulumada waa weyn,waala kala baxaa Maanta

24-ka June 2018

Hal heyska Maxamad Qadar ee Cimaamad ku tuur oo Qaatay 2018 iskuulada Muqdisho

9-ka Jun 2018

Waalaahi waan Ilmeeyay ilaahow janada geli,,Aduunyo waa beenaaley oo Cimaamad malahan

31-ka May 2018

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

12-ka May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

5-ta May 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

7-da April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Ilmihii mucjisada ahaa iyo Magaaladii duuleysay,Layaabkii Somalia ka dhacay Isbuuc gudihii

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

31-ka Maarso Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Filimka Cusub ee Tiger Shroff oo Maanta soo baxay+Video

Maanta oo Jimco ah waxaa soo baxay Filimka Hindiga ee uu wado Aktarka Akshinka looga Yaaban yahay haatan ...

Daawo Wiilasha iyo Gabdhaha isku shukaansada Telefoonada oo loo digayo(Layaabka Dunida iyo Hindiga)

30-ka Maarso

Akshey Kumar oo Tilmaamay Aktarka ah saaxibkiisa dhabta ah uu ku dhaarto

Akshay Kumar ayaa Isbuucaan Taageerayaashiisa Twiterka la wadaagay Saaxibkiisa uusan marna ilaaweyn. Akshay Kumar ayaa muujiyay Sunil Shety inuu ...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++