Monday, October 15th, 2018

Shah Rukh Khan oo Noqday Aktarka ugu taageeraha badan iyo Amitabh Bachchan oo ka carooday

Published on February 1, 2018 by   ·   No Comments

1-da February 2018 Aktarka caanka ah Shah Rukh Khan ayaa ka careysiiyay Jilaaga kale ee Weyn Amitabh Bachchan kadib markii uu ku garaacay dhanka taageeraha.

Labada Aktar ayaa mudo dheer ku tartamayay Aktarka ugu taageeraha badan barta Twitterka.

Mudo Fog waxaa hogaaminayay tartankan Amitabh Bachchan oo ahaa kan ugu taageeraha badan balse hada waxaa ka sara maray SRK.

Shah Rukh Khan hada waxaa uu u dabaaldagayaa Aktarka ugu taageeraha badan bartan waxaana uu ku heysta bartan taageerayaal gaaraya 3,29,41,837.

Booska labaad waxaa ku jira Amitabh Bachchan oo heysta taageerayaal 3,29,02,320.

Warar ayaa sheegaya Amitabh Bachchan inuu ku hanjabay xitaa inuu iska joojinayo Isticmaalka bartan sababo caro uu ka qabo in Shah Rukh Khan uu ka sara maray.

Bartiisa waxaa uu ugu soo qoray taageerayaashiisa ah kaftan ah,waxaad Yareyseen tiradeyda taageere ugu badan,waa xiligii aan bixi lahaa

SRK ayaa soo wada Filim la Yiraahdo Zero halka Bachchan uu soo wado Filim lagu magacaabo Thugs Of Hindostan iyo 102 Not Out.

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

13-ka 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool guud ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

6-da October 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

29-ka September 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

22-ka September 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

15-ka September 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

8-da September 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

1-da September 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

25-ka Augusto 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

18-da Augusto 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

5-ta Augusto 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

28-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

21-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

14-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka june 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Daawo Qadar iyo Isbar bardhiga Messi iyo Ronaldo Cida fiican kulumada waa weyn,waala kala baxaa Maanta

24-ka June 2018
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++