Filimka la wada Sugayay ee Akshay Kumar oo Maanta soo baxay
Published on February 9, 2018 by The actor · No Comments
9-ka bisha February 2018 Maanta oo Jimco ah waxaa soo baxay Filimka la wada sugayay ee uu wado Akshay Kumar ee Padman.
Kani waa Filim uu Akshay Kumar ugu hadlayo Muhiimada ay leedahay waxyaabaha dumarka ay xertaan marka ay Caadada ku dhacdo.
Inta badan India ceeb ayey ku tahay Dumarka iney iibsadaan bahaladaas,sidaa Daraadeed Aktarka ayaa dhiira gelinaya Dumarka iney ku dadaalaan Caafimaadkooda.

Akshay Kumar waxaa la wada Filimkan gabadha uu dhalay Anil Kapoor ee Sonam Kapoor iyo Radhika Apte.
9-ka bisha oo Maanta ku beegan ayuu soo baxay Filimkan
WARARKA HINDIGA
21-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...
14-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...
7-da April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...
31-ka Maarso Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka kunool ...
Maanta oo Jimco ah waxaa soo baxay Filimka Hindiga ee uu wado Aktarka Akshinka looga Yaaban yahay haatan ...
30-ka Maarso
Akshay Kumar ayaa Isbuucaan Taageerayaashiisa Twiterka la wadaagay Saaxibkiisa uusan marna ilaaweyn.
Akshay Kumar ayaa muujiyay Sunil Shety inuu ...
Ugu dambeyn waa lasoo saaray Boorsamiintada Filimka labada halyey ee Bollywoodka India ay wadaan ee Amitabh Bachchan iyo ...
Ugu dambeyn waxaa la soo saaray Kaartada Filimka Race 3 uu Salman Khan hogaaminayo.
Filimkan oo labo qeyb hore ...
Aktarka Muslimka ah ee Aamir Khan ayaa ku dhiban inuu iska Gooyo Sigaar Cabida oo caado u noqotay ...
Hrithik Roshan ayaa Soo wada Filim noociisa oo kale uusan horay u jilin waxaana Filimkan la Yiraahdaa Super ...
Anil Kapoor ayaa ku biiray Aktarada la jilaya Salman Khan filimka uu soo wado ee Race 3.
Salman Khan ...
25-ka Maarso
Kaartada Filimka ay soo wadaan labada halyeey ee Amitabh Bachchan iyo Rishi kapoor ayaa la soo saaray.
Filimkan waxaa ...