Wednesday, October 28th, 2020

Aqriso qoraalka Heesta Bobby Deol ee “Tune Zindagi Mein” filimkii Humraaz oo Soomaali u turjuman

Published on July 30, 2015 by   ·   13 Comments

Tune Zindagi Mein

30/07/2015 – Iyadoo dhawaan aan horay idin kugu soo gudbinay maqalka heestan oo af-soomaali ku turjuman ayaan haddana aqristayaasheenna u soo gudbinaynaa heestan “Tune Zindagi Mein” oo qoran oo lagu turjumay afka Soomaaliga.

Heesta miiska inoo saaran ee aan turjumaadeeda soo gudbin doono maanta waa heesta “Tune Zindagi Mein” oo ku jirta filimka ay wadaan Bobby Deol, Akshaye Khanna iyo Amisha Patel ee Humraaz, waxaana uu soo baxay filimkan 05 bishii July sanadkii  2002.

Muusiga heesaha filimkan waxaa garacaya Himesh Reshammiya, iyadoo uu jilista heestan leeyahay aktarrada Bobby Deol, waxaana ku luqeynaya oo codka iska leh heesaaga caanka ah ee Udit Narayan.

Haddaba halkaan hoose ka aqriso heestan oo mireheeda lagu qoray af-soomaali, kaddibna daawo muuqaalkeeda:-

Fur-furashada ama horudhaca heesta:-

Tumsa koyi dusra zamin par ho to rab se shikaayat hogi

Haddii uu jiro qof kale oo adiga ku jecel

Tumhaari taraf rukh kisi gair ka huwa to qayaamat se pahale qayaamat hogi

Adduunyadaan waa ay dhamaaneysaa ka hor inta aan la gaarin waqtigeedii dhammaadka.

Markaas kaddib gabar goob joog ahayd ayaa waydiisay

Sidee dareemi la hayd kaddib markaad  guursato?

Markaas ayuu Bobby Deol leeyahay Ma u sheegaa?, kaddib ayuuna heesta bilaabayaa.

MIRAHA KOOWAAD EE HEESTA:

Tu ne zindagi mein aake

Waxaad ku soo biirtay nolasheyda

Tu ne zindagi mein aake zindagi ho zindagi badal di…

Waxaad ku soo biirtay nolasheyda, waadna badashay

Tu ne pyaar yuun nibhaake zindagi ho zindagi badal di

Waxaad dhadhan u yeeshay kalgacalkeenna, waadna badashay nolasheyda

MIRAHA LABAAD EE HEESTA:

Ab gavaara nahin, koi aur bhi ho, jo meri tarah yuun tum par mare

Qof kale uma dul qaadan karo inuu adiga ku jeclaado

Chhuunato duur hai, ab na manzuur hai, koi meri tarah tera zikr bhi kare

Iskaba daa taabashee uma dulqaadanayo inuu qof kale xitaa ku soo hadal qaado

Tu ne faasle mitaake

Waxaad soo gaabisay masaafihii dheeraa ee noo dhaxeeyay

Tu ne faasle mitaake zindagi ho zindagi badal di

Waxaad soo gaabisay masaafihii dheeraa ee noo dhaxeeyay waadna badashay nolasheyda

Tu ne zindagi mein aake zindagi ho zindagi badal di…

Waxaad ku soo biirtay nolasheyda, waadna badashay

MIRAHA SADDEXAAD EE HEESTA:

Teri taraf gar, aayina bhi kare ,tor duun main use dil mera kahe

Xitaa miraayadda waa ay ku mahdisaa, qalbigeyga waxaa uu ileeyahay armey u jabtaa qushuuc darteed.

Tu hai mera junuun ,mere dil ka sukuun

Waxaad tahay qof aan hantay iyo xasiloonida dareenkeyga

Main diwaana huun tera koyi kuchh bhi kahe

Adigaan kuu waalanaya waxbana igama gelin waxa ay dadka i dhahayaan

Yeh diwaanagi barhaake

Adigaa daaweeyay waalideyda

Yeh diwaanagi barhaake zindagi ho zindagi badal di

Waxaad badashay nolasheyda waxaad saameysay nolasheyda

Zindagi badal di…

Waxaad badashay nolasheyda

WARARKA HINDIGA

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

7-da June 2019 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

16-ka June 2019 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

15-ka June 2019 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

27-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

20-ka April 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo dadka ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

13-da Maarso 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

6-da Maarso 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

30-ka Maarso 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

23-ka Maarso 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

16-ka Maarso 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

9-ka Maarso 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

2-da Maarso 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

23-ka February 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

9-ka February 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...

Madadaalada Toddobaadka iyo Maxamed Qadar,wararka layaabka ,ciyaaraha iyo Bollywoodka India

2-da February 2018 Kani waa barnaamijka layaabka,ciyaaraha iyo Hindiga oo Anigoo Maxamad Qadar Ibraahim daahir aan u soo gudbiyo ...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
PP
++